Daawo Ehelada Gabar dhibaato loogu geystay Bosaso Oo Puntland fariin u diray

Bosaso-[Puntland Post] Magaalada Bosaso ayaa lagu qabtay kulan ballaaran, kaasi oo looga hadlayey dhacadii dhawaan loo geystay gabar Soomaaliyeed.

Kulanka ayaa waxa soo qaban qaabiyey Ehelada gabadha dhibatada loogaystay waxana  ka soo qeyb galay bulshada qeybaheeda kale duwan.

Kulanka waxaa looga hadlay seddex qodob oo kala ah

1-Mahad loo mahad celiyey mamaulka Jubbaland oo eedeysanaha gacanta kus oo dhigay.

2-Puntland oo laga codsay in eedeysanaha sharciga horkeento

3-Cambaareen falkii xumaa ee loo gesytay Faa’izo

Daawo Dadka kulanka ka hadlaya oo Fariin u diraya Puntland 

 

Cabdiqani Boos 

Puntland Post -Bosaso