DAAWO Socdaalkii bahda PUNTLAND POST ee Sahanka Dayrta.

Tafatiraha PUNTLAND POST Abshir Dhiirane oo todobaadkii horre socdaal ku marey deegaano ka tirsan Gobolladda Mudug iyo Nugaal ayaa u kuurgalay barwaaqadda dayrta iyo nolosha xilligaan  ka jirta dhulka baadiyaha oo kasoo doogay Abaartii SIMA ee ka dhacday Soomaaliya.

Bahda PUNTLAND POST ayaa kusoo bandhigaysa muuqaalkaan nolosha dadka reer guuraaga iyo xoolahooda, wuxuuna diirada saarayaa jawiga quruxda badan ee  ka jira deegaanada roobsadey.

Barnaamijkan ayaa daba socda muuqaal horudhaca oo Axaddii lasoo dhaafey ay baahisay Warbaahinta PUNTLAND POST .

Haddaba hoos ka daawo barnaamij xiiso badan.

Abshir Dhiirane

PUNTLAND POST

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *