Dowladda Soomaliya oo Cambaareysay Gantaal Xuutiyiinta ku weerareen Riyadh

Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Arimaha Dibada ee Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay Gantaal Kooxaha Xuutiyiintu ay ku dhufteen Magaalada Riyaad ee dalka Sucuudiga.

Warsaxaafadeedkaan oo ku Qornaa luuqadaha Arabica iyo Englishka ayeey Wasaarada Arimaha Dibada Soomaaliya ku sheegtay in ay weerarkaasi Cambaareeyneeyso.

Hoos ka Aqriso

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post Muqdisho