Madaxweynaha Puntland oo soo gaarey magaalada Qardho

Wafti uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa goordhawayd soo gaarey magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar ka dib socdaal uu kaga soo kicitimay magaalada Bosaso.

Madaxweynaha waftigiisa ayaa lagu wadaa inay caawa ku hooyan doonaan magaalada Qardho, Iyagoona uga soo gudbi doona Caasimada Puntland ee magaalada Garowe.

Kala soco PUNTLAND POST faahfaahinta