Madaxweyne Gaas oo ka hadlay Wareejinta Dekada Bosaso

Bosaso-[Puntland Post] Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas  ayaa soo gaaray Magaalada Boosaso ee xarunta gobalka Bari ka dib mudo Afar cisho ah oo uu ku maqnaa magaalada kismaayo, halkaas oo uu kaga qeybgalay shir ay la hayeen madaxweynayaasha Maamul gobaleedyada soomaliya.

Cabdiwali Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha Puntland oo hadal kooban saxaafada ku siiyey garoonka diyaradaha Boosaaso waxa uu ka hadlay shirkii Kismaayo lagu soo gabagabeyey waxana sida oo kale uu ka hadlay wareejinta Dekada Boosaso ee xarunta gobalka Bari.

Daawo hadlaka Madaxweynha Puntland 

Cabdiqani Boos 

Puntland Post-Bosaso