Akhriso:-War-murtiyeed laga soo saaray shirka Maamul goboleedyada ee Kismaayo

Kismaayo-[Puntland Post] War-murtiyeed ka kooban ilaa 16 qodob ayaa goor dhow laga soo saaray shirka Wadatashiga ee Kismaayo ugu socday Madaxda Maamul Goboleedyada dalka oo kala ah Jubbaland, Puntland, Hirshabeelle, Koofur Galbeed iyo Galmudug.

War-murtiyeedka yaa waxaa qodobada looga hadlay ka mid ahaa arrimaha Siyaasadda, Amniga, Federaaleynta, Dastuurka, Kaalmada Caalamiga, waxaana talooyin iyo baaq loogu jeediyay dowladda Federaalka ee Soomaliya.

Akhriso War-murtiyeedka ka soo baxay shirka kismaayo Ee dawlad gobaleedyada dalka.

Cabdiqani Boos 

PUNTLAND POST