Caruur Walaalo ah oo kuu geeriyooday Gobolka Sanaag

Midigale [Puntland Post]-Labo Caruur oo midka ugu weyn yahay shan sano jir kana soo jeeday hal qoys ayaa ku geeriyooday Tuulo hoostagta Deegaanka Midigale ee gobolka Sanaag.

Waxaana dhacdadaani la sheegay iney timid kadib markii uu halkaasi dab ka kacay, Ama qabsaday Hoyga qoyskaasi
Cawad Cali Xiirey Oo ah Gudoomiyaha deegaanka Midigale ee gobolka Sanaag ayaa sheegay in dhacdadan ay tahay mid aad uu uga naxay isla markan deegaanka murugo ku riday.

Cabdiqani Boos

Puntland Post