Daawo Shirkii Jaraa’id Taliyaha Booliiska Puntland kaga hadlayey shaqo joojinta lagu sameeyey

Warsidaha Puntland Post wuxuu idiin soo gud binaya Muuqaalka Shirkii Jaraa’id ee Taliyaha booliiska Puntland oo madaxweyne ku xigeenka Puntland uu shaqada ka joojiyey.

Halkan ka daawo Taliyaha oo arrimo badan ka hadlaya.

PUNTLAND POST

XASAN BASHE