Somaliland oo Shacabkeeda uga digtay in ay u Safraan Muqdisho

Hargeysa-[Puntland Post] Maamulka ka dhisan Waqooyi Galbeed Soomaliya ee la magacbaxay Somaliland ayaa shacabkiisa uga digay in ay u safraan magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.

War ay soo saartay Somaliland ayaa waxa ay ku sheegtay in ay sii kordhayaan qataraha amni daro ee ka jira Koonfurta Soomaaliya iyo dilalka loo geysanayo dadka ka soo jeeda degaanada Somaliland.

Cabdiqani Boos 

Puntland PostÂ