Taliye-Xigeenkii Saldhiga baratamaha Bosaso oo la dilay

Bosaso-[Puntland Post] Taliye ku- Xigeenka Saldhiga Bartamaha ee Boosaso Cabdi Cali Muuse  ayaa goordhawayd dil toogasho ah loogu geystay meel u dhaw Maxakamada Darajada koowad ee magaalada Bosaso.

Dablaydii dilka geystaya ayaa goobta ka baxsatay sida Puntland Post uu u sheegay mid ka mid ah saraakiisha Puntland waxan goobta uu dilku ka dhacay gaaray ciidamo ka tirasan Puntland.

dhinaca kale aya Al-Shabaab ayaa sheegatay Masuuliyada Dilka Taliye Ku -Xigeenka Saldhiga Bartamaha aha Boosaso Cabdi Dheere.