Warbaahinta Madax banaan oo looga yeeray Aqalka Madaxtooyada Puntland

Garowe-[Puntland Post] warbaahinta Madaxa banaan ayaa looga yeeray Xarunta Madaxtooyada Puntland ee Garowe waxana lagu wadaa in goordhaw lagu dhaawqo xubnaha golaha Wasiirada cusub ee Puntland oo 24 Saac ee ugu danbeeyey la hadal hayey.

Madaxweynaha ayaa la filyaa in uu ku dhawaaqo xuukuumda cusub oo ka koban kuwii hore iyo wajiyo cusub.

Cabdiqani Boos

Puntland PostÂ