Akhriso:- Liiska Golaha Wasiirada cusub ee Puntland

Garowe-[Puntland Post] Afhayeenka Madaxtooyada Puntland aya ku dhawaaqay liiska golaha wasiirada Puntland .

1. Saalax Xabiib Jaamac Wasiirka Cadaaladda, iyo Arimaha Diinta.

2. Cabdulaahi Cali Xirsi Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose.

3. Cabdulaahi Siciid Carshe Wasiirka Maaliyada.

4. Axmed Cabdulaahi yusuf Dowlad – Wasiirka Amniga iyo DDR-ta.

5. Shire Xaaji Faarax Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriir
Caalamiga ah.
6. Cabdiftaax Siciid Caynab Wasiirka Dastuurka Iyo Arimaha Fedraalka.

7. Abshir Aw Yusuf Ciise Wasiirka Waxbarashada iyo Barbaarinta.

8. Dr. Cabdinaasir Cismaan Cowke Wasiirka Caafimadka.

9. C/rixmaan Barkhad Warsame Wasiirka Howlaha Guud,
Gadiidka iyo Guryenta.
10. Siciid Maxamed Raage Wasiirka Dekedaha iyo Amniga Badaha Puntland.

11. Axmed Cilmi Cismaan Karaash Wasiirka Duulista Hawada iyo garoomada.

12. Maryan Axmed Cali Wasiirka Hormarinta Haweenka.

13. Cabdi Xirsi Cali Qarjab Wasiirka Warfaafinta iyo Boostada.

14. Cabdiwali Xirsi Cabdule Indha guran Wasiirka Ganacsiga
iyo Warshadaha.

15. Cabdulaahi Sh. Axmed Wasiirka Xanaanada Xoolaha.

16. Cabdinuur Cilmi maxamud Bindhe Wasiirka Beeraha iyo Waraabka.

17 .Dr. Cali Cabdulaahi Warsame Wasiirka Deegaanka.

18. Cabdiraxman Sh. Axmed Wasiirka Shaqada, Shaqalaha iyo Ciyaaraha.

19. Cabdirshiid Maxamed Xirsi Wasiirka Kaluumeysiga iyo
kheyradka Badda.
20. Cabdi khadar Faarax Shaaciye Wasiirka Dib U dhiska iyo Maalgashiga.

Cabdiqani Boos 

Puntland Post