Maamulka Degmada Qardho oo Go,aamo ka soo saray Dhulka Dadweynaha

Qardho-[Puntland Post] Maamulka Degmada Qardho ee xarunta Gobalka Karkaar ee Puntland ayaa go,aamo ka soo saaray dhulka Dadweynaha, kadib markii uu maanta u soo xiramay kal-fadhigoodii 4-aad ee Gollaha deegaanka Degmada Qardho.

                                     Akhriso Warsaxafadeedka

Cabdiqani Boos

Puntland Post