Somaliland oo Cafis u fidisay Wariye Coldoon AKHRISO

Hargeysa-[Puntland Post] Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud siilanyo ayaa gelinki hore ee Maanta  Soo Saaray Warqad Caafis Madaxweyne oo loo  Samayey Samafale Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo Maxkamada Degmada Ku Xukuntay 2 Sano oo Xadhig ah.

Dastuurka Somaliland Iyo Xeerarka xabsiyada ayaa Qeexaya  in cafiska Iyo Siideynta Ugu danbeysa ee Maxbuusku uu Leeyahay Madaxweynaha Somaliland

Halkaan Hoose ka Akhriso warqada cafiska:-

CABDIQANI BOOS

PUNTLAND POST