Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Waxaa Goordhaweyd qarax xoogan laga maqlay Gudaha magaalada muqdisho ee Caasimadda Soomaliya.

Qaraxa ayaa loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay.

Qaraxa ayaa waxaa la la eegtay maqaaxi Ay fadhiistaan Ciidamada dowlada oo ku taala Nawaaxiga Dekada Muqdisho.

Qasaaraha ilaa iminka si rasmi ah looma oga .

Faah Faahinta Dib kala soco Insha allah.

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post Muqdisho