Deg Deg: Qarax sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo ka dhacay Bosaso

Bosaso-[Puntland Post] Qarax Ismiidaamin ah ayaa ka dhacay Isgoys ku yaala bartamaha magaalada Bosaso waxaana la sheegay in la beegsaday Ciidamo goobta fadhiyay.

Jugta Qaraxa iyo Rasas ay rideen Ciidamada amaanka ee Bosaso ayaa laga maqlayey inta badan Xaafadaha Bosaso.

Dhimasho iyo dhaawac ayaa la sheegay in uu Qarxa ka dhashay waxana la sheegay in uu shacab ka ag dhawaa goobta uu u badan yahay dadka dhibta ay ka soo gadhay .

Dadka ku dhaawacmay Qaraxa ayaa loo qooday  isbitalka wen ee magaalada Bosaso si loola tacaalo Xaladood Caafimad.

Puntland Post oo xiriir la sameyey laamaha amaanka ayayna u suuro galin

Wixii soo kordha la soco Puntland Post

CABDIQANI BOOS

PUNTLAND POST