Taliye ku Xigeenkii Nabadsugida Qaranka oo is Casilay

Taliye ku xigeenkii hay’adda nabad Sugida iyo Sirdoonka qaranka Soomaliyeed ee (NISA) Cabdisalaan Yuusuf Guuleed (Daljir) ayaa iska casilay xilka, kadib markii uu istiqaaladiisa u gudbiyay Madaxweynaha Soomaaliya.

Taliye ku xigeenka NISA ee dhinaca howlgallada Cabdisalaan Yuusuf Guuleed (Daljir) ayaa qoraalka is-casilaadiisa ku sheegay inuu iska casilay mas’uuliyadii uu dowladda u hayay.

Ma sheegin Taliye Daljir sababta keentay is-casilaadda

Hoos Ka Aqriso Warqada Is Casilaada.

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post Muqdisho