Sanad Barwaaqo oo lagalay Xareed iyo Cagaar yaala Dooxooyinka Qardho

Qardho-[Puntland Post] Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar waxay ka mid ahayd magaalooyinka uu sida wayn Roobku uga da’ay Dadkuna ay ku diirsadeen.

Dooxooyinka waaweyn ee magaalada  Qardho ku hareeraysan ayaa waxaa galay biyo, waxaana nimcada EEBE ka soo baxay dhamaan dooxooyinkaas Cagaar bilic iyo Qurux leh oo ay indhahagu ku doog sanayaan waxaana la galay sanad barwaaqo.

Puntland Post aya warbxino ku saabsan Barwaaqada indiin ka diyaarin doonta dhawaan hadii Rabi idmo.









CABDIQANI BOOS

PUNTLAND POST