Cali Khaliif Galeydh oo Caawa Tagay Hargeysa

Hogaamiyaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeydh iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa caawa safar ku tagay magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Soomaaliand.

Cali Khaliif ayaa caawa ku hoyanaya magaaladaasi waxaana warar ay heleeyso Puntland Post ay sheegayaan in uu ka duuli doono garoonka Cigaal Airaport ee Magaalada Hargeysa.

Cali khaliif ayaa ku wajahan Djabouti halkaasi uu ka furmayo wada hadalada Khaatumo iyo Soomaaliand.

Cali Khaliif ayaa diiday in uu warbaahinta la hadlo.

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post