Tartan Ciyaareedkii loo qabtay ardayda Jaamacadda Badda Cas oo la soo geba-gabeeyey

Bosaso-[Puntland Post] Waxa la soo gaba gabeyey Tartan ku Badda Cagta ah o ay so qaban qaabisya Jaamacada Badda Cas  waxana ciyaarti ugu danbaysay Iskaga Horyimid Wareegii Ugu dadanbeeyay Ee Finalka Labada Kooxood Ee ka kala socday Ardayda Jaamacadda Koowaad Galab Iyo Labaad Subax.

Tartan Ciyaareedkan Ayaa Waxaa Looga Danleeyahay Isdhex-galka Iyo Kor Uqaadista Caafimaad Jirreedka Ardayda .
Labada Kooxood Ayaa Waxa ay Soobandhigeen Ciyaar Wanaag Kudhisan Akhlaaq Iyo Hufnaan
Waxayna Isladhaafiwaayeen gool iyo gool ,

Ugu Danbeyntiina Waxa loo dhigay Gool Kulaad Waxayna Halkaas Guushu Kuraacday Kooxdii Kasocotay Ardayda Labaad Subax.

Masuuliyiinta Jaamacadda Ayaa Waxa ay Guddoonsiiyeen Kooxdii Kuguuleysatay Koobkii ay Udhigtay Jaamacadda Halka Kuwa kaalinta Labaad soogalayna Laguddoonsiiyay Billado Sharafeed.

Ugudanbeyn Maamulka Jaamcadda oo Ugu Horeeyo Guddoomiyaha Jaamacadda Mudane Cabdullahi Shiikh Xassan Cabdisalan Waxa ay Hambalyo Iyo Bogaadin Udireen Dhammaan Ardayda Jaamacadda Ee Ka qaybgashay Tartan Ciyaareedkan Waxayna U rajeeyeen Guul Iyo Horumar.

https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2017/05/

CABDIQANI BOOS

PUNTLAND POST