Akhriso:- dhul badan oo ka tirsan Puntland oo wali Abaar ah

Waxaa jira dhul badan oo ka tirsan deegaanada Puntland wali abaar ah,Islamarkaana aysan dhibic roob ah ka da,in, waxaana ka mid ah.

NUGAAL.

  1. Xasbahale
  2. Qarxis
  3. Biyo-cado
  4. Gacan-reer
  5. Laqlaajis
  6. Qalaanqal
  7. Dhaabo-cantuug
  8. Wargaduud
  9. Yoonbeys
  10. Galin-gaale
  11. Buuro-waaweyn
  12. Fado iyo Fara-aboor
  13. Gabac ilaa iyo Falfalaxda
  14. Xajiin iyo Xoolo keen.

MUDUG.

  1. Godobyar
  2. Malaasle
  3. Maygaagle
  4. Jiingada
  5. Bacaadweyn
  6. Gaxandhaale
  7. Godobweyne
  8. Gosol
  9. Shakaal
  10. Garacad
  11. Bali-busle
  12. Salax
  13. Bilcilka.

FG:- Inta badan dhulkaasi waa tuulooyin barkado leh kuwaas oo aan habayaraatee lahayn biyo xoolaha iyo dadku ay cabaan

Abshir Dhiirane

PUNTLAND POST