Saddex Kooxood oo laga saaray tartanka Horyaalka kubadda cagta Puntland

Xiriirka Kubada cagta Puntland ayaa saddex Kooxood ka saaray ka mid ahaanshaha Naadiyada heerka 1-aad ee Puntland, ka dib markii ay horay Kooxahan u shaaciyeen inay ka baxeen tartanka horyaalka heerka kowaad ee Puntland.

Qoraal kaso baxay Xiriirka kubada cagta Puntland ayaa lagu sheegay in hogaamiyaasha Naadiyadan laga mamnuucay inay ka qyab galaan tartanada kubada cagta heer gobolka mid Federaal.

Saddex dan kooxood ayaa kala ah Comsed,Homboro iyo Somtel. waxan gabi ahanba laga joojiyey Horyaalka kubada Cagta Puntland

http://allsbc.com/sbcon/wp-content/uploads/2017/04/

CABDIQANI BOOS

PUNTLAND POST