Jaamacadda Badda Cas oo soo dhaweyn u Sameysay Arday ka qeyb gashay Dood cilmiyeedkii Dooxa-Qadar

Boosaso[Puntland Post] Jaamacadda Badda Cas waxay xaflad soo dhaweyn iyo maamuus u samaysay Saara Abdullahi Muse iyo Ahmed Abdirizak Ali oo ah ardaydii ka qayb gashay dood cilmiyeedkii Lagu qabtay Dooxa – Qatar.

Hadafka kulanka waxa uu ahaa dhiirigeiyo maamuus loo Samaynayay Labadaan Arday ee kaqaybgelay dood cilmiyeedkas oo ay umatalayeen Jaamacadda iyo umadda Soomaaliyeed.

Ugu horeyn Gudoomiyaha Jaamacadda Badda Cas Dr.Abdullahi Sheikh Hassan Abdisalam ayaa Ardayda Ku soodhaweeyay xafladda , waxa uuna ku amaanay kaalinta ay kasooqaateen dood cilmiyedkas iyo aqoon isweydaarsigaas waxa uuna kudhiirigeliyay in ay dadaalkooda Laba-laaban Ugana faa’iideeyaan ardayda.

Ahmed iyo Saara ayaa ayagana dhankooda ugamahadceliyey maamulka Jaamacadda xafladan Soodhaweynta Iyo Maamuuska ah ee ay u sameeyeen Sidookale Waxa ay maamulka uga mahadceliyeen suurtagelinta ka qayb galkooda dood cilmiyeedkaas , waxayna balanqaadeen inay wixii aqoon ah ee Ay Soo kororsadeen Ay uga Faaiideyndoonaan ardayda Jaamacadda.

Xafladda ayaa ku soodhamaatay Jawi farxad iyo rayn-rayn leh.

https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2017/04/

https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2017/04/https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2017/04/

CABDIQANI BOOS

PUNTLAND POST,

XAFIISKA BOOSASO