Puntland oo soo furtay markabkii lagu haystay xeebta Xaabo ee Gobolka Bari

Sida ay u xaqiijiyeen warbaahinta Puntland Post qaar ka mid ah saraakiisha ciidanka PMPF waxay kasoo furteen kooxihii afduubka maalmo ka hor u qabsaday markab laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta .

Saraakiishan ayaa sheegay inaanu jirin waxyeelo ama khasaare ka dhashay soo furashada markabkaan islamarkaana kooxdii afduubka u haysatay fiidnimadii caawa ay ka degeen markabka

Kala soco wixii faahfaahin ah PUNTLAND POST