Xasan Cali Kheyre oo loo magacaabay Raysal wasaaraha cusub ee Soomaaliya

Raysal wasaarah cusub ee Soomaaliya

Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa goordhaw oo saaka Raysal wasaara cusb u magacaabay Nin lagu magacaabo Xasan Cali KHeyre.

Xasan Cali Khayre waa Nin dhalinyara ah waxa uu ku noolaa dalka Norway,Wuxuuna ka soo shaqeeyey oo madax ka noqday Hey’adda NRC ee laga leeyahay dalka Norway , in dhawaalana wuxuu ku noolaa dalka Uk.

Magacaabida Raysal wasaarah cusub ee Soomaaliya ayaa ku soo aadaysa maalin ka dib markii Madaxweyne Farmaajo loo caleemo saaray xilka madaxtinimada dalka.

Goordhaw la soco faahfaahin dheeriya