Madaxweynaha Hirshabeelle oo magacaabay Golaha Wasiirada Maamulkisa

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble ayaa goor dhow magacaabay Golaha Wasiirada Maamulka Hirshabeelle oo in mudo ah laga sugayay, maadaama waqti dheer loo siiyay in uu ku soo magacaabo.

Madaxweyne Cosoble ayaa soo magacaabay 23 Wasiir, 23 Wasiir ku xigeen iyo 6 Wasiiru Dowle, sida ku cad warqad ka soo baxday xafiiskiisa.

Agaasimaha Madaxtooyada Hirshabelle, C/qaadir Cabdulle Xooshow, ayaa Saxaafadda u akhriyay magacyada liis ay ku qoran yihiin Golaha Wasiirada, ee Madaxweynaha Hirshabelle uu magacabay.

http://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2017/02/

http://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2017/02/

 

CABDIQANI BOOS

PUNTLAND POST