Tiro madaafiic ah oo lagu weeraray Madaxtooyada Villa Soomaaliya ee Muqdisho

Xili maanta magaalada Muqdisho uu si rasmi ah u la wareegay xilka Madaxweynaha Soomaaliya islamarkaasina Munaasabad ay ka dhacday Xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya Munaasabad balaaran.

Xili ay Munaasabadaasi ay soo dhamaatay ayaa mar qura ah waxaa la maqlay maqalka hoobiyaal ku dhacaya agaarka madaxtooyada Soomaaliya.

ilaa 5 hoobiye ayaa ku dhacday meelo aan sidaasi uga fogeeyn xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho.

Khasaaraha ka dhashay madaafiicdaasi ayaan si rasmi ah loo ogeeyn hayeeshee waxaa jira khasaare ay gaarsiiyeen dad rayid ah.

Faah Faahinta Dib kala sooc Insha allah .

Xasan maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post Muqdisho