Doorashada Gudoonka Aqalka oo Muqdisho ka Bilaabatay

Muqdisho[Puntland Post] Sida uu qabo jadwalka doorashada maanta oo Axad ah ayaa Magaalada  Muqdisho lagu qabanayaa  Doorashada Gudoomiyaha Aqaka sare iyo ku xigeenadiisa.

Gudoonka Aqalka Sare ayaa waxaa u taagan 16 Musharax oo u kala tartamaya Gudoomiyaha Aqalka Sare, Gudoomiye ku xigeenka Koowaad iyo Gudoomiye ku xigenka Labaad.

Labada Musharax ee u taagan Guddoonka Aqalka Sare

Cabdi Xaashi C/llaahi

Mustafe Maxamed Qodax

Musharaxiinta Guddoomiye ku xigeenka 1-aad

Xasan Faarax Xujaale.

Axmed Xaashi Maxamuud

Cabdiwaaxid Cilmi cumar.

Abshir Maxamed Maxamuud.

Cabdi Axmed Dhuxulow.

Maxamuud Axmed Maxamuud.

Cabdirisaaq Cusmaan Cali.

Musharaxiinta Guddoomiye ku xigeenka 2-aad

Hodan Maxamuud Cusmaan.

Osmaan Axmed Maxcow.

Iftiin Xasan Baasto.

Fartuun Cabdulqaadir Faarax.

Sacdiyo Xasan Cusmaan

Mowliid Xuseen Guuleed

Cabdikaafi Macalin Xasan.

CABDIQANI BOOS 

PUNTLAND POST