Guuleed oo xaalad Deg Deg ah ku rogay deeganada Galmudug

Madaxweyne Cabdikariim Xuseen Guuleed oo maanta Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ay xilkii ka qaadeen ayaa soo saaray go’aan adag.

Guuleed ayaa soo saaray xaalad Deg Deg ah oo uu ku rogay deegaanada maamulka Galmudug,wuxuunaay sheegay in 90 cisho oo u dhiganta 3-Bilood xaalad Deg Deg ah uu ku soo rugay Deegaanada Galmudug.

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post Muqdisho