Waxaa maanta la filayaa in ay magaalada Muqdisho ka dhacdo Doorashada xubnaha Gobolada Waqooyi u matali doona Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya .
Guddoomiyaha guddiga qaban-qaabada doorashooyinka Aqalka sare ee Gobolada waqooyi Jaamac Maxamed Qaalib ayaa xaqiijiyay iney maanta jirto doorashada Aqalka Sare ee Xubnaha Gobolada waqooyi .
HALKAAN KA AKHRISO LIISKA MASUULIYIINTA MAANTA KU TARTAMAYA KURAASTA.