Doorashada xubnaha Aqalka sare ee Gobolada Waqooyi oo Maanta dhacaysa

Waxaa maanta la filayaa in ay magaalada Muqdisho ka dhacdo Doorashada  xubnaha Gobolada Waqooyi u matali doona  Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya .

Guddoomiyaha guddiga qaban-qaabada doorashooyinka Aqalka sare ee Gobolada waqooyi Jaamac Maxamed Qaalib ayaa xaqiijiyay iney maanta jirto doorashada Aqalka Sare ee Xubnaha Gobolada waqooyi .

HALKAAN KA AKHRISO LIISKA MASUULIYIINTA MAANTA KU TARTAMAYA KURAASTA.
waqooyi