Boqor Burhaan oo ka digay in loo Dabaal dago Dhalashada Sanadka cusub 2017

Boqor Burhaan Boqor Muuse oo shir jara,id ku qabatay Guruga uu ka dagan yahay magalada boosaso ee xarunta Gobalka Bari,ayaa ka hadlay Roobab dhawaan ka day degmada Bandar bayla iyo deegano hoos yimad oo katirasan  gobalka kar kaar.

Halkaas oo ay u soo qaxeen dad ka yimid gobalad Woqooyi iyo koonfurta iyo bartamah soomaliya oo ah dhulka ay ka jirto Abaar baahsan oo sameeyay dad iyo duunyaba waxan uu dadka deegankasi ugu baaqay in ay u gurmadan walalo hooda islamarkaan ay soo dhaweyan.

Boqor Burhaan Boqor Muuse waxa uu dawalad Puntland oo uu hogaamiyo Maxaweyne Gaas ugu baaqay in ay gurmad ay fidiyaan dadka ka soo qaxay deeganadooda .

Dhinaca Kale wuxuu ka Hadlay Bilowga Sanadka cusub ee 2017, isagoona oga digay dhalinyarada iyo guud ahaan umada somaliyeed iney ka fogaadaan xuska iyo udabaal dagista sanadka cusub, Maadama ay dadka Somaliyeed Yihiin 100 % Dad Muslim Ah,

Hadalka Boqor burhaan boqor muuse ayaa ku soo begmaya xili dhawan deegano ka tirasan gobalka karkaar ay ka den Roobab ku was oo ay ku diir sadeen dadkii iyo duunayadii halkaasi ku nooleed Waxaana deeganadaasi hada ku sugan dad ka soo barakaca deegano fog fog oo ka tirasan gudah soomaliya.

CABDIQANI BOOS 

PUNTLAND POST