Natiijooyinkii Kulamadii Xalay ee Champions League-ga

Waxaa xalay qaarada Yurub laga ciyaaray kulamo katirsan tartanka koobka Horyaalada Yurub ee Uefa Champions League-ga heerka Guruubada, waxaana kooxaha qaar ay ugudbeen wareega 16-ka halka kuwo kalana ay isaga hareen tartanka, iyadoo uu hal kulan dhimanyahay.

Kooxaha haray waxaa xalay kamid ahaa Basel, CSKA Moskva, Club Brugge, Dinamo Zagreb, Legia Warszawa, Ludogorets Razgrad, PSV Eindhoven, Rostov, Sporting CP, Tottenham Hotspur.

Halka kooxa soo baxay ay ka mid ahaayeen Borussia Dortmund, Real Madrid, Leicester City, Juventus, Sevilla, Monaco, Bayer Leverkusen.

Dhamaan natiijooyinkii kulamadii xalay laga ciyaaray wareega Groupyada Champions League-ga.
all
kala sareynta Guruubadada
group-e

group-f
group-h
group-g

PUNTLAND POST