Awdal oo ku Guulaystay Koobka Ciyaaraha Gobolada Somailand

Tartanka kubbada Cagta Gobolada Somaliland oo muddooyinkii dambe ka socday Magaalada Hargeysa ayaa shalay galinkii danbe waxaa  hargaysa Stadium ka dhacday ciyaartii kama dambaysta ahayd ee koobka taas oo ay isu yimaadeen Xulalaka Gobolada Saaxil iyo Awdal.

Xulka Gobolka Awdal ayaa ku guulaystay koobka kadib markii ay 2:1 ku garaceen xulka gobolka Saaxil, iyadoo labada xulba ay soo bandhigeen ciyaar xiiso badnayd oo dadkii daawanayey la dhaceen hanaanka ay u wada ciyaareen labadaa xul.

Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilanyo oo ka qayb galay daawashadaga ciyaart ayaa abaal marino kala duwan gudoonsiiyey ciyaar yahanadii ugu wanaagsanaa tartanku intii uu socday iyo xulkii ku guulaystay koobka.

sl1

sl2

sl3

sl4

sl5

sl6

sl7

sl8

sl9

sl11

sl13

sl14

sl15

sl16

sl17

sl19

sl20
PUNTLAND POST