Madaxweynaha Gal-Mudug oo Joojiyay Dhamaan Howlihii Maamulkaasi

Wareegto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Galmudug  C/kariin Xuseen Guulleed ayaa Lagu sheegay in laga bilaabo Taariikhda oo maanta ku beegan 1/10/2016 In la hakiyay dhamaanba Howlihii Hay’addaha Dowlad Goboleedka Galmudug.

14518409_10154083271738253_10555915_n

PUNTLAND POST