Nasashada Jimcaha Garowe international Airport

PUNTLAND POST ayaa ku rajo weyn inay saacadaha soo socda dadweynaha usoo gudbiso warbixin maqal iyo muuqaal ah oo ku saabsan halka ay mareyso shaqada garoonka diyaaradaha magaalada Garowe,Balse hadda waxaa halkan kusoo gudbinaynaa Sawiro horudhac u ah  warbixinta muuqaalka ee soo socota.

Sawiradan ayaa ka turjumaya halka ay mareyso shaqada dhismaha Garoon Diyaaradeed oo Caalamiya oo ka socdo Caasimada Puntland ee Garowe.

Wariyaha Puntland Post Abshir Xaaji Cabdulaahi (Abshir Dhiirane). Gudoomiye kuxigeenka guddiga arrimaha gudaha baarlamanka Puntland Xildhibaan Maxamed Axmed Jaceel, Hoodo Cabdiraxmaan Cali oo ka mid ah Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Mareykanka iyo Asxaab kale ayaa maanta oo Jimce ah booqasho gaaban ku tagay Garowe International Airport.

Hadaba hoos ka daawo sawiro horudhac u ah warbixinta muuqaalka ee soo socota.

1 3 6 7 9 10 12142 abshir dscn5428

2 vlcsnap-0749-01-14-11h43m08s725 vlcsnap-0785-08-11-01h25m11s833 vlcsnap-0868-10-10-04h53m42s469 vlcsnap-1131-09-23-05h11m24s403 vlcsnap-2003-07-08-00h48m17s121 vlcsnap-2147-04-06-01h28m28s629 vlcsnap-2441-12-18-02h27m26s628 vlcsnap-4040-08-25-16h23m29s179 vlcsnap-5583-08-29-12h58m19s461 vlcsnap-5852-09-30-07h37m06s851 vlcsnap-5922-03-07-08h24m20s317 vlcsnap-7120-04-05-16h13m43s485 vlcsnap-7138-04-12-14h13m42s379 vlcsnap-7253-08-27-02h57m47s948 vlcsnap-7412-01-11-17h15m16s514 vlcsnap-7684-05-24-19h57m36s127 vlcsnap-7978-04-06-09h39m27s635 vlcsnap-8844-12-30-02h55m42s561 vlcsnap-9643-02-26-11h26m34s538 vlcsnap-9671-10-21-03h05m45s307Abshir Dhiirane

PUNTLAND POST