Ra’isalwasaare Cumar Cabdirashiid oo Amray in la dhowro Xuquuqda Musharaxiinta

Warsaxaafadeed Ka soo baxay Xafiiska Ra’isilwasaaraha Somalia Cumar C/rashiid Cali Sharmarke ayaa Laamaha Amniga Dowlada Somalia lagu amray in ay Dhoowraan Xuquuqda Musharixiinta u tartamaya xilka madaxtinimo Ee Somalia.

Hoos ka Aqriso Warsaxaafadeedka.

wareegtada-xafiiska-raisilwasaaraha

PUNTLAND POST