Mo Farah oo Ku Guuleeystay Tartanka Olombikada Dahabka 10,000M ee ka soconayo Brazil

Ciyaarayahaanka Aslakiisu uu yahay Soomaaliga ee Mo Farah Ayaa ku Guuleeystay Tartanka Dahabka 10,000 M ee ka soconaya Magaalada Rio ee dalka Barazil.

Ciyaarayahaankaanka oo u ciyaaro Engaland ayaa wacdaro ka dhigay Rio halkaasi oo ka soconayo Ciyaaraha Olobmikada Dunida ee 2016/2017.

Inta ay socotay Daqiiqadaha Orodka Ayaa Mo Farah La’arkay isga oo kufay inkastoo markii dambe uu gaaray kana sare marayay Tartamayaashii kale ee matalayay qaar kamid ah wadama caalamka.

Mo Farah Ayaa sidaan oo kale Sanadkii 2012 ku Guuleeystay Tartanka Olombikada 10,000m ee ka soconayay Magaalada Daegu ee dalka South Korea.

PUNTLAND POST