Kooxda Kubada Cagta ee Puntland ayaa Goordhow ku Guuleeystay Koobka Dowlad Goboleedyada dalka Kadib Markii ay Rikoorooyin 5-3 uga badiyeen Dhigooda Jubbaland.
Madaxweynaha Somalia Ayaa hadda koobka gudoonsiinaya Kooxda Puntland oo iyada Sanadkaan Ku guuleeystay Koobkan Islamarkaasina Nasiib u yeelatay.
Ciyaartooyda Puntland ayaa sameeyay Dadaal Dheeraad ah iyada ugu Dambeeyna Galabta sidaasi ku qaaday Koobkii.
Sawiro iyo Faah Faahinta Dib kala soco Insha allah.
Xafiiska Wararka Puntland Post Muqdisho.