Muqdisho oo kasoo kabatay dhibaatooyinkii kasoo gaaray dagaaladii sokeeye

Muqdisho(Puntland Post) Magalada Muqdisho caasimadda Soomaaliya ayaa kasoo kabsanaysa dhaawacyadii kasoo gaaray dagaaladii sakooye ee waddanka ka dhacay, waxaa muuqda dib u dhis iyo maalgalin lagu samaynayo magalada, taasoo sahashay in qurba joog baddani dib usoo laabtaan.

Marka laga tago horumarka caasimadda ka socda, waxaa jira dadaalo ammaanka lagu adkaynayo, waxaa goobaha muhiimka ah ee magalada la dhigay ciidamo ammaanka sugaya kuwaasoo isagu jira Boolis iyo ciidanka nabadgalyada waddooyinka.

Muuqaalka qurxoon ee magalada iyo ammaanka oo soo hagaagaya waxay kaliftay in waqti kasta shacabku dalxiis iyo dabaal u tagaan xeebta Liido iyo deegaanka Jazeera oo magalada xooggaa ka durugsan, waxaan booqasho ku tagay goobahaasi oo aan ku arkay dadwayne aad u faro badan oo farxadi ka muuqato.
0J1A2862

0J1A2925

0J1A2970

0J1A3004

0J1A3065

0J1A3112

0J1A3179

0J1A3258

0J1A3373

0J1A3576

0J1A3603

0J1A3628

0J1A3660

0J1A3686

0J1A3688

0J1A3702

0J1A3719

0J1A3751

0J1A3757

0J1A4625

0J1A28623

4

8

9

10

11

12

14

15

18

nabadda
Cali Cabdi Ducale
PUNTLAND POST