Wasiirkii hore ee waxbarashada Puntland oo maanso ka curiyay xaalada Soomaaliya ee 2016

Garowe(Puntland Post) Wasiirkii hore ee waxbarashada Puntland Mudane Cabdi Faarax Siciid Juxa sidoo kalene ah qoraa si dhow ula socda xaalada siyaasada dalka ayaa maanso cod ah oo hal daqiiqo soconaysa ka tiriyay xaalada dalka gaar ahaan marxalada kala guurka.

Juxa maasadiisan kooban oo uu ugu magac daray ”yaa boogo dhayi kara?” wuxuu ku raadinayaa hoggaamiyaha ay umadda Soomaaliyeed xilligan u baahan tahay maadama dhowaan la gali doono doorasho madaxwayne.

PUNTLAND POST