Qodobo Muhiim Ah oo Kasoo Baxay Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland.

Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa maanta looga hadlay arrimaha Ammaanka, Xaaladda Abaaraha Dalka, Booqashadii Beesha Caalamku ku yimaadeen Puntland, Dar-dagelinta Dhismaha Goloyaasha Deegaanka iyo  Baabi’inta Seero’yaasha Sharci dara ah.

1 Warmurtiyed 2 Warmurtiyed

IMG_0140 IMG_0143 IMG_0146 IMG_0153