Bandhig Dhaqameed Lagu Qabtay Magaaladda Boosaso.

IMG_4038Boosaso-(Puntland Post)-Kal-dhaqameedkan Labaad ee Ay soo Qaban qaabisay Jaamacadda Bariga Afrika ee magaaladda Boosaso, ayaa waxaa Ka soo qeybgalaan Abwaanno, Qalinley iyo Dad kale oo saaxiib u ah Af somaliga,

Waxaanna ay intii Munaasibaddu socotay Halkaasi lagu soo Bandhigay Gabayo, Buugaag iyo Agabyo Kala duwan Oo ka turjumaya Dhaqanka iyo Hidaha somalida, Kuwaas oo Si Quruxbadan Loogu soo Bandhigay Xafladaasi,

Intii ay munaasibaddu socotay ayaa waxaa halkaasi Marti ku ahaa Abwaano kala duwan oo ay kamid ahaayeen Axmed Faarax cali Idaajaa, Abwaan Jaamac Kadiye, Abwaan cabduqaadir Cabdi Shube, Abwaan Raage Bile Maxamud, Qoraa Cabduqaadir Xaashi Cirro, Gudoomiyaha Rugta ganacsiga iyo Warshadaha ee Puntland

Shekh maxamed Faahiye Ciise Oo Ku Hadlayay Magaca Jaamacadda Bariga Afrika ayaa faah faahin ka bixiyay Barnaamijkan Iyo Waxyabaaha uu ku saabsanyahay, Waxuunna Sheegay inuu Kamid Yahay Howlaha Muhimka ah ee Jaamacaddu Oga qeyb qaadanayso Saro u qaadista Dhaqankeena.

Qoraaga Somaliyeed Ee Axmed Faarax Cali Idaajaa oo Si Gaar ah xaflad ka Hadlay Ayaa wax lagu farxo ku tilmaamay Waxbaahii kala duwanaa ee Madasha lagu soo Bandhigay, Asagoona Dhalinyaradda Somaliyeed ugu baaqay iney Dhaqankooda isku dhowraan,

Maxamed Caydiid Gudoomiyaha rugta ganacsiga iyo Warshadaha Puntland iyo Qoraaga Cabdirsaaq Ismaaciil Cirro Ayaan iyagana weydiiyay Dareenkooda, Waxaanna Ay sheegeen in Howshan ay tahay mid u baahan in la sii Dhiiri galiyo, Amaanna Mudan.

Barnaamijkan ayaa sida qurshuhu Yahay Waxaa Socon doonaa 2-Cisho ee soo socta waxaanna inta uu socdo lagu soo bandhigi doonaa sidoo kale Tartan Ku saabsan Dhaqanka oo qeybo kamid ah Ardaydu ay ku tartami doonaan.

DAAWO SAWIRADDA :
IMG_3778

IMG_3779

IMG_3780

IMG_3784

IMG_3785

IMG_3787

IMG_3795

IMG_3811

IMG_3812

IMG_3813

IMG_3818

IMG_3826

IMG_3827

IMG_3828

IMG_3829

IMG_3830

IMG_3835

IMG_3836

IMG_3837

IMG_3838

IMG_3840

IMG_3841

IMG_3842

IMG_3843

IMG_3848

IMG_3851

IMG_3853

IMG_3859

IMG_3868

IMG_3875

IMG_3879

IMG_3880

IMG_3881

IMG_3883

IMG_3885

IMG_3886

IMG_3888

IMG_3892

IMG_3894

IMG_3895

IMG_3896

IMG_3897

IMG_3899

IMG_3904

IMG_3905

IMG_3906

IMG_3907

IMG_3908

IMG_3909

IMG_3913

IMG_3929

IMG_3930

IMG_3932

IMG_3938

IMG_3939

IMG_3944

IMG_3949

IMG_3950

IMG_3951

IMG_3952

IMG_3953

IMG_3954

IMG_3955

IMG_3963

IMG_3964

IMG_3966

IMG_3967

IMG_3970

 

IMG_3978

IMG_3980

IMG_3986

IMG_3990

IMG_3998

IMG_3999

IMG_4000

IMG_4001

IMG_4002

IMG_4008

IMG_4009

IMG_4010

IMG_4011

IMG_4012

IMG_4013

IMG_4017

IMG_4018

IMG_4019

IMG_4020

IMG_4021

IMG_4022

IMG_4024

IMG_4025
Wariye Yusuf Abdi Shire

IMG_4027

IMG_4028

IMG_4029

IMG_4030

IMG_4031

IMG_4032

IMG_4033

IMG_4034

IMG_4037

IMG_4038

IMG_4041

IMG_4042

IMG_4043

IMG_4044

IMG_4045