Daawo: Barnaamijka uu Cali Ducale ka diyaariyay Deegaanka Cal-Madow

cabdowBosaso-(Puntland Post) Deegaanka Cal-Madow waxa uu hoos tagaa degmada Laasqoray ee Gobalka Sanaag.

Waa deegaan cimilo ahaan ka duwan magaalooyinka kale ee Soomaaliya, waa dhul daaqsinka, xoolo dhaqashada iyo beeraha ku wanaagsan, sidoo kale waa deegaan dalxiiska ku wanaagsan.

Booqashadii aan dhowaan ku tagnay Cal-Madow waxaa ii suurta gashay inaan tago goobo muhiim ah oo u baahan maal-galin.

Hoos ka daawo Barnaamijka Dalnuurshe oo Cal-madow gaaray.

Cali Cabdi Ducale
Puntlandpost.com